Ali Ayman – Heestii Doraad Wixii Dhacay Iloow
1.16K

Ali Ayman – Heestii Doraad Wixii Dhacay Iloow

Heestii Doraad Wixi Dhacay Iloow. Codkii Ali Ayman. Ereyadii Xamse Xadaari. Laxankii Nabiil Bulle. Music By Bulshaawi.   Lyrics: kuu darsadayoo runtii Doc baa ka banaan naftii Adaan kuu daal mutoo Heshiis baan doonayaa Rajaan kugu daydayaa   Kashaad dagtayeed ogayd Dawooy maba ciil baxdoo indhaha daymadaada jecel Cidlada kuma doogsadaan   Kooris Dabkii laga […]